PEACE

Promoting regional peace and stability through international relations and to be a leading voice in the political discourse

DEMOCRACY

The center is encouraging regional Democracy and stability through international relations and to be a leading voice

HUMANRIGHT

CPA was established to help the countries of Horn of Africa to build Human rights and effective governance systems where all citizens are equal

WHO WE ARE: OUR MISSION & VISION

Heart

Center for Policy Analysis (CPA) was established to help the countries of Horn of Africa region to build, Peace, Democracy, Human rights and effective governance systems where all citizens are equal.

CPA is working for the advancement of Social, political and economic analysis as a fundamental approach to the understanding and explanation of societal phenomena and as a necessary prerequisite for the decision-making processes through..... learn more

Subscribe us via Email

Latest Publications on CPA

Halkan ka akhriso war saxaafadeedka oo dhamaystiran: War Saxaafadeedka Difaacaha Xuquuqda Aadanah Xarunta Daraasaadka Siyaasaddu (Centre for Policy Analysis) waxaay ka codsanaysaa daladda SONSAF inay kala cadaysomawqifkeeda ku saabsan amniga iyo shaqada difaacayaashaxuquuqal insaanka Somaliland. Markaanu aragnay cabashoqoraal ah oo uu soo gudbiyay difaace xuquuqal insaan, islamarkaana aanu lafo-gurnay qoraalka cabashadu ku saabsantahay, waxaanu si wayn uga walaacsanahay qoraal aan la aqbalikarin oo khatar ah oo uu qoray sarkaal sare oo ka tirsanSONSAF oo si furan ugu weeraray baraha bulshadadifaacayasha xuquuqal insaanka, … read more

Centre for Policy Analysis (CPA) demands Somaliland Non-State Actors Forum (SONSAF) to clarify its position towards the safety and work of the human rights defenders of Somaliland. Having considered a written complaint submitted by a human rights defender, and after analyzing the comments he complained about, we are deeply concerned about the unacceptable and dangerous statements publicly made by a senior staff of SONSAF who openly attacked through the social media the human rights defenders and made allegations that can … read more

Dadka Somaliland markii ay ansixiyeen dastuur sanadkii 2001 waxa ka danbeeyey doorashooyin dhowr ah oo heerar keedu kala jaad ahaayeen. Doorashadii u horaysay ee madaxwayne waxaay dhacday 2003 waxaana doorasho lagu murmay ku guulaystay madaxwaynihii markaas xilka hayay Daahir Rayaale Kaahin oo todobo sanadood kadib, 2010, uu ka guulaystay Axmed Maxamed Maxamuud Siinaalyo oo ahaa hogaamiyihii codka aadka u yar lagaga helay 2003 dii. Doorashadii sadexaad ee madaxtooyo waxaay dhacday 13 November 2017. Guul loogu dhawaaqay Muuse Biixi Cabdi, murashixii … read more